Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Isimadda Khaatumo Ee Ku Sugnaa Boocame oo Arin ka soo saaray Shirkii ka dhici lahaa Taleex

$
0
0

waxaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada boocame isimo Ay Kamid ahaayeen Garaad C/laahi Garaad Soofe, Garaad Saleebaan Buraale , Suldaan Siciid , Ugaas Faarax Dheere iyo Ugaas c/laahi Ciise oo isagu markii hore kusugnaa Degmada Boocame.

Golaha Sare ee Dhaqanka ayaa waxaa Degmada Boocame uga socday shir loogu gogol xaarayo shirkii kadhici lahaa Degmada Taleex, Codsi kayimi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayay isimadii kusugnaa Boocame isku raaceen in dib loo dhigo Shirka ilaa inta uu shirka Ugadhyahan Dhacayo.

Garaad C/laahi Garad soofe iyo garaad salebaan buraale ayaa saaka u anbabaxay Magaalada Buuhoodle isimada Kalena waxaalaga yaabaa in maalmaha soo socda ay ku laabtaan Meelihii ay ka yimaadeen.

945198_345800585563884_491285479_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414