Waxaa muran ka taagan yahay Labadan Hees oo xilli dhaw soo wada baxay Heesta koowaad waxaa wada qaadaya Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse, halka Heesta kale ay qaadayso Khadra Silimoo, waxaa la leeyahay Labadan Hees Micno badan ayay kala xambaarsan yihiin.
Marka la eego Heesta ay wada qaadan Mursal Muuse iyo Hodan C/raxmaan waxay fanaanada Hodan muujinaysa farxad dheeri ah iyadoo ku faraxsan sida ay wax u dhacayan laakiin Khadra Silimoo oo ah Xaaska Mursal waxay qaadaysa Hees ay leedahay ha jeesan ee ii soo jeeso oo loo fahamay inay la hadlayso Mursal.
HALKAN KA DAAWO HEESTA MURSAL IYO HODAN
Sheekadan waxay dab ku sii shidaysa wararkii horey u soo baxay oo sheegayay in Mursal iyo Hodan wax ka dhaxeeyan haddaba dadweynaha ayaa u dhaafaynaa jawaabta.