Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Daawo Dhacdo oohin leh Gabar Soomaali oo Sun cabtay si ay isku disho “Nolosha waa nacay, Cadaalad waan waayey”

$
0
0

Nasro Maxamed C/lle oo ah Gabar Soomaaliyeed oo ku nool Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir waxa la dhigay mid ka mid ah Isbitalada Magaalada Muqdisho kadib markii ay Gacanteeda isku Sumeysay.

Nasaro ayaa sheegtay inay ka quusatay Nolosha Aduunka kadib markii uu qilaaf soo kala dhex galay Seygeeda “”In mudo ah ayaa ka codsanayey markii khilaafkeenu daba dheeraaday inuu madaxeyga isiiyo laakiin taasi waa suurta geli waysay waxana ka doorbiday maadaama dhaqid iyo dhigid aanan haysan inan isdilo”” ayey tiri Nasro.

Hadaba Dhacdadan oo ah mid marka aad dhagaysato aad ilmeyn Doonto ayaa ka dhacday Muqdisho Hadaba Dhagayso Qisadan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

1236490_490311457730716_766752651_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414