daawo rikoorihii uu dhaliyey van persie cawa
http://Daldoon.com/wp-content/uploads/2014/02/1500382_589577544465143_311046980_n.mp4
View Articledaawo goolkii labaad uuu man United u dheliyey weyne rooney
http://Daldoon.com/wp-content/uploads/2014/02/1500382_589577544465143_311046980_n-1.mp4
View ArticleVan Persie Iyo Rooney Oo Ka Caawiyay Man United Inay Garaacdo Crystal Palace.
Man United ayaa gaartay guul muhiim u aheed kadib markii ay 0-2 uga adkaatay kooxda Crystal Palace oo ay marti u aheed, Rooney iyo Van Persie ayaa ka caawiyay United guusha ay gaartay caawa iyadoo uu...
View Article(sawiro) Maxaabiis Kenyan ah oo ku jira Gacanta AL-Shabaab oo sheegay in ay...
Masjid weyn oo kuyaala Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ku shaaciyay in diinta islaamka qaateen Labo nin oo Kenyan ah oo mudo gacanta ugu jiray Dagaalyahanada Al-Shabaab. Shalay Salaaddii Jimcaha...
View Article(Dhagayso) Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Khaatumo (Indha sheel)
Wareegto Goor Dhowayd Kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Ayaa Waxaa Lagu Magacaabay Afhayeenka Maamulka Khaatumo. Wareegtada Ayaa waxaa Goor...
View Article(Vedio) Arooskii ugu yaabka badnaa ee taariikhda galay oo Somaliya ka dhaca...
Arooskii ugu yaabka badnaa ee ka dhaca Soomaaliya ayaa ka dhacay bishii Oktobar sanadkii 2009-kii . Nin Somaali ah oo sheegtay in uu jiro 123 sano lix jeerna hore u soo guursaday ayaa guursaday gabar...
View ArticleGoolal ay dhaliyeen Van persie iyo Rooney oo U Sahashay United-ka In ay ka...
Man United ayaa gaartay guul muhiim u aheed kadib markii ay 0-2 uga adkaatay kooxda Crystal Palace oo ay marti u aheed, Rooney iyo Van Persie ayaa ka caawiyay United guusha ay gaartay caawa iyadoo uu...
View ArticleVilla Soomaaliya Oo La Iskugu Soo Galay Iyo Dawladda Oo Gudi U Saartay...
Dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa markan loogu yimi aqalka kaliya oo ay ka daganeed magaalada Muqdisho ee Villa Soomaaliya. Waxaana muuqata in dawlada waqtigan jirta ay iyadu gacanteeda isku...
View Article(Vedio) Qaladaadka Shugaansiga ee Dhalinyarada+Xariifkaan Gabadhii ….
Daawo-Qaladaadka Shugaansiga ee Dhalinyarada+Cariifkaan Gabadhii uu Balansaday ayaa Laga Dulqaaday+Hortiisa Lagula Baashaalayaa HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA
View ArticleQaadka Tiro Badan Oo Magaalada Laascaanood Soo Gaadha.
Magaalada Laascaanood ayaa waxa muddooyinkii ugu danbeeyey aad u soo gaadhayey Qaad tiro badan oo lagu keeno diyaarado iyo Gabwaadhida Xamuulka, iyada oo magaalada ay isugu yimaadaan qaadad tiro badan....
View ArticleSafarka gaas ee ithopia wuxuu salka ku hayaa in dagaal lagu qaado...
Madxaweynaha Puntland ayaa Tagey magaalada Adis sababa Ee dalka Ethopia waxana Ujeedada safarka Uu salka Ku haya Xiisada ka tagan Gobolka Sool Iyo Weeraro kale Oo Puntland Doonayey inay Ku qadan Halka...
View ArticleDeg Deg:- Taliyihii Saldhiga Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug Oo La dilay
Wararka naga soo garaya Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in goor dhawayd la dilay. Warka Oo Faahfaahsan Halkan Ka Akhri
View Article(Vedio)VOA oo Muuqaalkii Ugu Naxdinta Badnaa soo Bandhigtay+Gabdho...
Barnaamijka Qubanaha VOA Ayaa Todobaadkan waxaaa Lagu soo Bandhigay Warbixino kala Duwan Kuwaasi oo Looga Hadlay Soomaliya iyo Caalamka. Sidoo kale Barnaamijka Ayaa waxaa Lagu soo Bandhigay Muuqaalka...
View ArticleXOG:Alshabaab Oo Xarumo Ka Samaysanaysa Degaanada Burco Iyo Hargeysa Iyo...
Sidda uu soo sheegay wariyaha Shabakada Daldoon ee magaalada Hargeysa, waxaa aad loo adkeeyay ammaanka goobaha xarumaha u ah maamulka hargeysa , kaddib markii la ogaaday Al-Shabaab in uu soo wajahay...
View Article(Vedio) Sudan Oo Si Weyn Looga Xusay Sanad-guuradii 2aad Ee Khaatumo
Munaasabadani Lagu Maamuusayay Sanad Guuradii Labaad Ee ka Soo wareegtay aas Aaska Maamulka Khaatumo State Somalia Ayaa Xallay lagu Qabtay Caasimda Sudan Ee Khartoum. Musanabda Waxaa Soo Agaasimay...
View Article(Sawiro) Shir Loogu Magac Daray Go To Taleh Ama Aada Taleex Oo Muqdisho Ka Socda
Iyadoo mudooyinkaba shacabka reer Khaatumo dal iyo dibadba ay quudaraynayaan, qabsoomida shirweynaha dhidibada loogu aasayo dowlad goboleedka Khaatumo, islamarkaana ay iska soo daba dhacayaan baaqyada...
View Article(Sawiro) Maxaa kala haysta booliska London iyo ninka Soomaalida ugu dheer?
Mr. Bisad oo ah ninka labaad ee aduunka u dheer ayaa laga qaaday muuqaal iyo sawiro xili ay muran ka dhex taagnaa isaga iyo mid ka mid ah Booliska London, dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in Mr, Bisad...
View Article(Vedio) Malaysia Oo Laga Xusay Sanad-guuradii 2aad Ee Khaatumo
Dalka Malaysia waxaa ka dhacay snaad guuradii labaad ee Khakatumo State oo weli dunida qaarkeedr ka soconaysa, waxaana halkaas isugu yimid boqol dad Soomaaliyeed ah, fanaaniin iyo aqoonyahano. HALKAN...
View Article(Vedio)Haweenay La Ildaran Dhaqan Ay Ka Dhaxashay Hooyadeed + Ma Dayn Karo...
Iyadoo uu qaadku dhibaato xoogan ku hayo bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka soomaaliya iyo wadamada reer galbeedka ay u safraan ayaa hadana waxaa soo badanaya dhibaatada bulsho ee uu ku hayo...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Oo Cisbitalka Daaru-shifa Ku Booqday Wariye Ku...
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyeen wasiir ki xigeenka iyo agaasimayaasha wasaaradda ayaa cisbitalka Daarushifa ku booqday Wariye Axmed Siciid ooContinue...
View Article