Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hordhac Olympiakos v Man United: Kooxda Moyes Oo Geesaha Gelin Doonta Kooxda...

Kulanka: Olympiakos v Manchester United Garoonka: Stadio Georgios Karaiskáki Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika. Manchester United ayaa ku soo laabanayesa ciyaarista Champions League caawa marka ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Champions League Ee Zenit St Petersburg &...

Kulanka: Zenit St Petersburg v Borussia Dortmund Garoonka: Stadion Petrovskij Waqtiga: 8pm Saacada Geeska Afrika Borussia Dortmund ayaa u safreysa maanta Russia si ay u wajahaan Zenit St Petersburg...

View Article


Dhegayso: Nin dalka Germany udhashay Oo maydkiisa laga helay Ber-Bera+Sabab

Magaalada Berbera ee Gobalka Saaxil, waxaa shalay lagu arkay meydka nin Ajnabi ah, kaasi oo udhashay dalka Jarmani kana mid ahaa shaqaalaha Hay’adda ka howlgasha deeganada maamulka Soomaliland. HALKAN...

View Article

WARIYE IBRAAHIM XAAJI HONEST OO HOOYADIIS LA DILAY

Kooxo Hubeesan oon heebtooda la garan ayaa maanta isgooska Xararyaale ee Degmada Wardhiigley waxa ay ku dileen mid kamid ah Haweenka ka shaqeeya Talaalka Cudurka Dabeysha . Wariye Ibraahim Xaaji Honest...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR DEG DEG AH:Cali dheere Oo Ka Bad-baaday Weerar dhanka Cirka ah oo lagu...

Wararka ka imaanaya Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in habeenkii xalay diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn duqeyn culus ku garaacday guri kuyaala Degmada Baraawe. Goob joogayaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diego Costa: Sergio Ramos Waan Garaaci Doonaa Haddii Aan Ku Qasbanaado.

Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa sheegay inuu garaaci doono Sergio Ramos haddii uu baahdo inta ay socota kulanka derby Madrid ee ay la leeyihiin Real Madrid axada. Labada ciyaaryahan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Ganaax Ku Maqan Yaase Ganaax Ku Maqnaan Doona Kulamada Isbuucaan Ee...

  Waxaa laciyaari doonaa caawa iyo habeen danbe qaar ka tirsan kulamada 16 ee koobka horyaalada yurub ee Champions League waxaana idiinsoo gudbinaynaa ciyaartoyda kamqan lugta hore ee kulamadaan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hodgson Oo Dhakhtar Cilmi Nafsiga Ah U Adeegsanaya Inuu Xiddigihiisa England...

Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa ka fiirsan doona inuu dhakhtar cilmi nafsiga ah u kaxeyso Koobka Adduunka ee Brazil si uu u hubiyo in ciyaartoydiisa ay si fiican ugu diyaar garoobeen haddii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ozil Oo Dacwad Loo Heysto Kadib Markii Uu Gaarigiisa Ku Dhuftay Nin Sawir...

Xidiga Arsenal,Mesut Ozil ayaa habeenkii jimcaha wajahay su,aalo badan oo ay weydiyeen booliska kadib markii uu gaarigiisa ku dhuftay nin sawir qaade ah kadibna uu isku dayay in uu baxsado.  Ninka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad koob lagu gudoonsiinayay kooxdii ku guulaysatay koob ka dhacay...

munaasibad si heer saraa loo soo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen dhalinta siboortiga ee magaalada laascaanood ayaa ujeedadeedu ahay sidii abaal marino loo gudoon siin lahaa kooxdii ku guu laysatay...

View Article

TARSAN: Xasan culusow reer buu matalaa ana reer baan ma talaa reerkayagu ma...

Kooxda majaraha u haysa talada dalka soomaaliya ee Dumu-Jadiid ayaa waday mudooyinkii danbe qorshe ay ku doonayso inay qof cusub ugu dhiibto maamulka Gobolka Banaadir iyo duqada muqdishaba iyadoo la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ma la soo gaaray xiligii la midayn lahaa maakhir iyo khaatumo???

Dadyowga ku dhaqan deegaanka Laasqoray, Laascaanood, Ceerigaabo, Badhan, Dhahar, Buuhoodle , Taleex, Xiingalool Xuddun waa shacabka dhalasho iyo deegaan iyo siyaasadba wadaaga oo isaga dhaw dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hordhac: Galatasaray v Chelsea – Blues Oo Hamineysa Inay Dhowrto Sharaftii...

Kulanka: Galatasaray v Chelsea Garoonka: Turk Telekom Arena Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Indhaha oo dhan waxa ay ku sii jeedaan hal ciyaaryahan marka Galatasaray ay caawa Turk Telekom Arena...

View Article


DEG DEG: Masuul Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya Oo Goor Dhawayd Muqdisho Lagu...

Warbaahinta Shabakadda Daldoon war goor dhawayd kasoo gaaray magaalada muqdisho ee caasimada wadanka soomaaliya ayaa kusoo waramaya in halkaasi lagu dilay masuul sare oo ka tirsan xukuumada soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood Wadaag: Drogba Iyo Eto’o Yaa Lagu Tilmaami Karaa Xiddigii Abid Ugu...

Marka ay Galatasaray iyo Chelsea ay ku kulmaan caawa garoonka Turk Telekom Arena, waxaa jiro doona wax ka badan booska wareega 8da Champions League oo miiska saaran. Labada halyeey ee kubada cagta...

View Article


Adeega WhatsApp oo la hor mariyay dhawaana loo isticmaali doono Wadahadal...

WhatsApp ayaa hadda iyo wixii ka danbeeya tartan la gelaaya barnaamijka Skype ee shirkadda Microsoft kaas oo loo isticmaalo wada hadalka Internetka la dhexmariyo, waxaana WhatsApp uu daaha ka qaadey...

View Article

Xaaska Carrick Oo Aflagaadeysay Roy Keane Ka Dib Markii Uu Wax Ka Sheegay...

Lisa Carrick, oo ah xaaska ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Michael Carrick ayaa weerar ku qaaday kabtankii hore ee kooxda Roy Keane kaasoo xalayto dhaleeceeyay Carrick ka dib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Afghanistaan ee xilka kasii dagaya Xamiid Karsaay ayaa khadka...

Obama ayaa ka codsanayey inuu saxiixo heshiiskii Maraykanka iyo Afghanistaan ee ciidamada Maraykanka kusii hari doona dalkaasi wixii ka danbeeya sanadkan. Xamiid Karsaay ayaa diidan inuu saxiixo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer ku nool magaalada San Francisco ee dalkaasi Maraykanka ayaa ka helay...

Waa markii ugu horeysay oo shilimaan dahab ka sameysan oo cadadkan la eg laga helo dalkaasi Maraykanka, waxaana la sheegay in dahabkan uu yahay mid qadiim ah oo halkaasi lagu aasay qarnigii 19aad....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

nin waalan oo wuxuu dadku sameenayo qosolku kaa dhamaanayo magaalada laascaanood

halkan ka daawo

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live