(Dhagayso) Safiirada Ingiriiska , Maraykanka Iyo Ergayga Midawga Yurub Oo Ugu...
Safiirka dowlada Braitan ee somalia, ergayga gaarka ah ee dowlada Maraykan qaabilsan amuuraha Somalia iyo wakiilka Midowga Reer Yurub u qaabilsan arimaha Somalia ayaa si wada jira ugu baaqay maamulka...
View Article(Vedio) Madaxweyne Indha-sheel Oo Ka Hadlay Dagaaladii U Dambeeyay Iyo...
Madaxweynha khaatumo maxamed yuusuf jaamac indha-sheel ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanka saaxdheer ee gobolka sool wuxuuna madaxweynahaContinue Reading »
View Articledagaal hor leh oo saaka ka bilaabmay saaxdheer ciidanka khaatumo oo dilay...
wararka hada naga soo gaaraya degaanka saaxhdeer ee gobolka sool ayaa sheegaya in ciidanka milatariga khaatumo ay saaka weerar kusoo qaadeen ciidamada maleeshiyaadka somaliland oo mudooyinkii danbe...
View Articleabaanduulaha ciidanka khaatumo oo kawarbixiyay dilkii horgale cali xoorxoor...
Maamulka Khaatumo oo Si Buuxda U Bayaamiyay In Uu dhintay Horgal Cali Xoor oo Saaka Jidka U Galay Wefti Khaatumo ah Oo Maraayay Deegaanka Dharkayn Maamulka Khaatumo oo dhirbaaxo Ku Dhuftay Kooxdi...
View ArticleMaqaal Taariikh Xanbaarsan:-Xiqdiga Ingiriis Xarun Daraawiisheed Bay Ku...
Tan iyo maalintii wadaadkiil lagu magacaabi jiray Sayid Maxamed Cabdala Xasssan magaalada Sheekh soo waydaartay oo imbiryaaliyada Ingiriisku doonista ku xukuntay’ isaguna cararkii uu soo galay...
View Article(Sawiro) Deegaanka Jidbaale Oo Ceel Biyood Laga Qoday Iyo Deegaanka Gumays Oo...
Ibraahim Mohamed Suudi oo kumagac dheer jantile oo kamida qrubo joogata sool sanaag iyo cayn Ee deegaanada khaatumo Oo dagan wadanka swedan ayaa deeq dhaqaale ah gaar siiayay machadka diinaga ah ee...
View Article(Vedio) Cali Gurey Oo Daboolka Ka Qaaday Arimo Badan Silaanyana Ku Eedeeyay….
Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga ucid Cali Gurey ayaa wuxuu daboolka ka qaaday arimo badan oo qaroon, Sidoo kalana wuxuu ka u quusgooyey in siilaanyo mar kale la doorto. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu ka...
View ArticleSawiro Naxdin leh: Daawo Arxan darada Al-Qaacidada Ciraaq, Fadlan Hadaawan...
Kooxda Al-Qaacida ee ka dagaalanta Dalka Ciraaq oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan ISIS ayaa leesay maxaabiis ay ku qabteen dagaalo ka dhacay Magaalooyin iyo deegaano ay dhawaan kala wareegeen...
View Article(Xog) Akhriso Magacyada Dadkii Ay Maleeshiyaadka Somaliland Ku Xasuuqeen...
25 sano ka hor magaalada Xingalool, waxay ahayd magaalo dad shacab ahi ay ku noolaayeen, oo haba ya raatee wax shaqo ah aan ku lahayn ciidan iyo dagaal. Waxa maalin maalmaha ka mid ah, sanadkii...
View Article(Vedio) Muwaadinad Reer khaatumo oo Madaxwayne XASAN waydiisay Su’aalo Ku...
Madaxwaynaha soomaliya ayaa xalay marti ku ahaa Barnaamijka dood wadaag waxaana kasoo qayb galay Bulshada qaybaheeda kala duwan, Siyaasiyiin & Madaxda kale ee dawlada. HALKAN KA DAAWO VIDEO...
View ArticleErgeeyinkii Taleex Ka Yimi Oo Qaarkood Shir Isugu Imaanaya Galabta Buuhoodle
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegayaan in qaybo ka mid ah ergooyinkii ku sugnaa Taleex oo haatan soo gaadhay magaalada Buuhoodle , kuwaas oo isugu jira Madax dhaqameed ,...
View ArticleDhagayso indho sheel dagaalku degaanada khaatumo wuu bilaabay ilaa...
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) oo maanta shir Saxaafadeed ku qabtay qaybaha warbaahinta isagoo kusugan Deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool ayaa ka hadlay dagaal...
View Article(Vedio) Siyaasiyiinta Isaaq Oo Ku Midoobay Dagaal ka Dhan Ah Khaatumo
Iyadoo ay dhmaan hogaamiyaasha SNM-ta ee ku sugan Hargeysa ay iclaamiyeen dagaal guud oo ay u wada dhan yihiin in ay ku qaadaan beesha Khaatumo iyadoo ay dhamaan isku raaceen in ay ka wada qeyb qaataan...
View ArticleSoonka oo ka hortaga Xanuunada Macaanka iyo Subagawga.
Cilmabaadhayaashan waxay ogaadeen in Soonka yareeyo xaddiga Subaga ee Jidhka Bini aadamka, kana hortago in Qofku qaado Macaan. soonka aya daawo ka ah, kana hortaga xanuunada macaanka iyo subgowga sida...
View Article(Sawiro) Punland oo Sheegtay Inay Dagaal La Gali Doonto Somaliland
Wararka ay faafinayaan warbaahinta iyo baraha laga taageero maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in uu jiro dhaqdhaqaaq ay wadaan ciidamada maamulka Puntland ee ka taliya gobolada(Mudug, Nugaal,...
View Article(Vedio) Xiisad Dagaal Hada ka Tagaan TALEEX & Carooley ”Dagaalkii Isaaq ku...
Xili Dhowaan Ay Ku Duleen Caasimada Khaatumo Ee Taleex Maleyshiyaadka Maamulka Beesha Isaaq Ayaa Waxaa Deegaanada khaaatumo Guud Ahaan looga Diyaar Garoobay Dagaalkii Lagu Xoreyn lahaa Deegaanada...
View Articlebarnaamij laga diyaariyay shirwaynihii khaatumo xaaladaha taleex saaxhdeer...
waa barnaamij gaar ah oo diirada lagu saarayo xaalda degaanada khaatumo gaar ahaan shirweynihii khaatumo 3 iyo xaaaldaha kasoo susboonaaday degaanda taleex caroolay iyo saaxdheer imaanshihii...
View ArticleDr: Cali Ciise Cabdi oo kulamo Ku qaatay madaxda dawlada xaalda taleex iyo...
Shir ay isku yimaadeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda Khaatumo ee ku sugan magaaladda Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay Hotel Mubarik ee Muqdisho waxanaa kulankan uu ahaa mid xog waraysi ah oo ay kaga...
View ArticleDAAWO VIDEO:Hooyada Dhashay Willkii Yara 11 Dabaq kasoo Dhacay Oo Waysi...
Wiilkii yaraa ee mucjisada ahaa ee uu ilaahay ka badbaadiyey ka dib markii uu ka soo dhacay sar 11 dabaq ama biyaano ah oo ku taala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa...
View Article(Vedio) Madaxwayne Indhosheel oo ka Hadlay xiisadaha dagaal ee Khatumo &...
Waxaa magaalada Saaxdheer ee Gobolka sool Shirku qabtay madaxwaynaha maamulka khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) wuxuuna ugad halay arimo dhowr ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ugu horayn wuxuu ka...
View Article