Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all 2414 articles
Browse latest View live

Miinooyin Maleeshiyaad Isaaq ahi aaseen

$
0
0

Maamulka SNM oo xoolo dhaqato reer Sool ah Miinooyin ugu aasay degaankooda si ay uga barakiciyaan oo Isaaq u soo dego degaanadaas

Dhaawacyada 4 Caruura Oo Ku Soo Dhaawacmay Qaraxmiino Ayaa Lasoo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Manhal ee Magaalada Laascaanood.

Caruurta Ayaa Markii Miinadu Ku Qaraxday Waxay la Joogeen Adhi,

Miinada Caruurta Ku Qaraxday Ayaa Maamulka SNM Dhulka Ku Aaseen

.


Kacdoon ka socda gobolka Sanaag

$
0
0

Kacdoon Dadweyne ayaa ka socda guudd ahaan gobolka Sanaag, kaas oo looga soo hor jeedo Maamulka gobolka SNM.

Maanta shacab aan hubaysnayn oo ku sugan degmada Yube ee gobolka Sanaag, ayaa waxa xabbad ku furay Taliye u shaqeeya maleeshiyaadka beesha Isaaq . Taliyahan reer Yube ee a amar qaata wiil ka yimid Gabiileey ayaa xabbadihii uu ridayey mid ka mid ah waxay dhaawacday Gabdh uu dhalay.

Hello world!

$
0
0

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Rashiid Diiriye.. Raaligalinta Farmaajo Wali ma dhamaystirna…..

$
0
0

Rashiid diiriye oo kamid ah mas,uuliyiinta degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa ka hadlay raaligalin uu dhawaan bixiyay madaxweynaha soomaaliya wuxuuna ku tilmaamay mid aan dhamaystirnayn

“Somaliland” iyo Soomaaliya ayaa kulmay”

$
0
0

Qoraal bartiisa Facebook-ga ku qoray Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayuu ku sheegay in Farmaajo iyo Muuse Biixi ku kulmeen Addis Ababa.

Sidoo kale Agaasime Cabdinuur ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiya Ahmed martigalinta kulanka Farmaajo iyo Biixi

SSC,Waa Puntland Waligoodna Kamid Ahaanayaan

$
0
0

Jaamac Yaasiin oo kamid ah qurba-jooga SSC oo ka hadlayay xuska daraawsiihtii ayaa soo hadal qaaday maamulka somaliland oo uu sheegay inaysan waxba iskugu jirin,wuxuu kaloo uu soo hadal qaaday in khaatumo ahayd barnaamij dadka lagu jahwareerinaayay oo somaliland lagu shubaya

wuxuu kaloo uu sheegay in degaanada Sool Sanaag iyo cayn ay kamid yihiin maamulka puntland

Qunsalka Wakiilka midowga yurub Oo Ka Hadlay Arimaha SSC

$
0
0

Qunsalka Wakiilka midowga yurub u fadhiya dowlada Puntland ahna masuul ka tirsan wasaarada cadaalada Belgium Dr. Mohamed Awad Abbase ,oo qaar kamid ah saxaafada soomaalida la hadlayay ayaa ka hadlay midaynta jabhadaha degaanada sool sanaag iyo cayn oo qorshihiisa meel wanaagsan maraya wuxuu kaloo ka hadlay imitixaanaadka puntland iyo dawladda federaalka isku haystaan

Morgan iyo Saraakiil kale oo dhisaya Ciidanka Puntland

$
0
0

Maamulka Puntland ayaa howl geliyey Saraakiishii Qaranka Soomaaliyeed hogaamin jirtay kuwoodii darajoodhanka uGu sareeya Ciidanka ka gaaray.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Den, ayaa howal-galiyay Khuburo Ciidan Oo Dalka Soomaaliya ka gaaray meel-sare, Si loo dhiso Ciidan Puntland ah Oo Astaan Ciidan leh.
Saraakiishan loogu yeeray Puntland ayaa waxa ka maqan Jeneral Cabdulaahi ilko jiir, oo isagu sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen cududaartay howlo isaga u gaar ah.
Saraakiishan dhisaya ciidkanka Puntland ayaa waxa ka mid ah

Sareeye-Gaas Janaraal Maxamed aadan Buud.
Sareeye Guuto Janaraal, Maxamed Cali Abokor
Sareeye Gaas Maxamed Siciid Xirsi Moorgan
Sareeye Guuto, Axmed Maxamed Sheekh.
Janaraal Saalax Faatax ( Salaax Liif )

Sareeye-Gaas, Maxamed Aadan Buud, Taliyihii hore Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya.

Sareeye-Gaas, Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan, Wasiirkii Gaashaandiga Soomaaliya.

Sareeye Guud, Janaraal Maxamed, Cali Abokor, Taliye Qeyb.

Janaraal Axmed, Maxamed Sheekh, Taliye Saad

Janaraal Saalax Liif, Taliye Saad.


Gaadiid dagaal oo badan oo gaaray Beled-Xaawo iyo wararkii ugu dambeeyey

$
0
0

Gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay gaaray degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo dhowaan ay qabsadeen ciidanka federaalka.


Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in gaadiidka halkaas gaaray ay yihiin kuwa shalay ay diyaaradda ka dejisay garoonka Doolow, kadib markii laga qaaday magaalada Muqdisho.

Xogtan ayaa waxaa Caasimada Online la wadaagay qaar ka mid ah maamulka degmada. Sidoo kale, Daahir Aadan Maxamuud oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay inuu arkay gaadiidka.

“Qiyaastii illaa labaatan tikniko iyo saddex gaari oo kale oo kuwa raaxada ah ayaan aragnay. Waxaana jira in la leeyahay baabuurta kale ee qufulan ayaa ku soo wajahan magaalada Beled Xaawo.” Ayuu yiri Daahir Aadan.

Sida uu sheegay Daahir Aadan, dadka ku nool Beled Xaawo ayaa xalay isku soo baxay si ay ugu dabaal-degaan islamarkaana ay usoo dhoweeyaan Ciidamada Dowladda iyo gaadiidkooda la keenay magaalada.

Ciidamada Dowladda Soomaaaliya ayaa fiidnimadii habeenkii Talaadada waxa ay si nabadgelyo leh kula wareegay gacan ku haynta Degmada Beled Xaawo, ka dib markii ay isaga baxeen ciidankii taabacsanaa Maamulka Jubbaland.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in Ciidamadii Jubbaland ee taageerayay Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), ay iminka ku sugan yihiin xuduuda, ayna doonayaan inay la dagaalamaan Ciidamada Dowladda

Jabhad kale oo kasoo baxday Somaliland

$
0
0

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in jabhad hubaysan oo ka horjeedda maamulka Somaliland ay u soo tallaabtay dhinaca Puntland kadib markii ay maalmahan taba-barro ku qaadanaysay degaanka Garabcad oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

Dadka magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag ayaa laga soo xigtay in jabhadda hubaysan oo taageersan boqor Buurmadow ay haatan ku sugan yihiin nawaaxiga degmada Xiingalool kadib markii ay ogolaansho ka heleen odoyaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiinta Puntland ee degmadaasi.

Jabhadda cusub ee ka soo baxday Somaliland ayaa sida la sheegayo doonaysa in ay dagaal ku qaaddo ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka balse weli lama xaqiijin in ay ku biirayaan jabhaddii iyaga ka soo horraysay ee Col. Caarre oo dagaal kala horjeedda Somaliland.

Dhinaca kale guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalim oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa xaqiijiyay jiritaanka ciidamada jabhadda ee u soo tallaabay dhinaca Puntland.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney joojisay duulimaadyada Caalamiga ah

$
0
0

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney joojisay duulimaadyada Caalamiga ah

 

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Nulla sollicitudin dapibus libero bibendum tincidunt. Curabitur est nisi, bibendum vitae nulla sit amet, faucibus tempus dui. Sed tempor, dolor at porttitor consequat, est nibh commodo risus, ut viverra dui leo a sem. Aliquam leo libero, ultrices a purus a, vehicula malesuada lacus. In porta nec sapien ac pharetra. Curabitur euismod dictum efficitur. Donec in augue mauris. Ut sollicitudin ornare odio. Mauris at velit sed metus pellentesque malesuada. Morbi in lectus sit amet justo placerat tempus. Vestibulum dapibus tempus tortor sit amet sagittis. Vestibulum blandit ullamcorper sem, ac luctus justo laoreet eu.

Vivamus sed nisl id metus dignissim molestie ac vel metus. Aliquam mollis auctor risus at aliquam. Quisque sed leo at neque pretium euismod ac vel tortor. Proin venenatis nulla eu gravida fringilla. Maecenas vestibulum nunc vitae enim tempus, vel consectetur tortor finibus. Suspendisse tempus ligula quis tincidunt accumsan. Nulla facilisi. Aenean volutpat, arcu eget blandit viverra, nisl dui condimentum nulla, a semper tortor urna sit amet diam.

Class aptent taciti sociosqu ad litora torquent per conubia nostra, per inceptos himenaeos. Nullam consectetur, orci nec fermentum lobortis, tellus magna varius tortor, condimentum aliquet dolor sem vel magna. Quisque eu leo vestibulum, maximus purus eget, maximus turpis. Aenean vitae congue massa, in porttitor quam. Etiam feugiat dui ex, blandit aliquam magna elementum vehicula. Donec ut ex elementum justo blandit lacinia vel vitae metus. Fusce sed ligula erat. Phasellus feugiat odio in lectus elementum, id condimentum nisl ullamcorper. Donec facilisis quam erat, in pulvinar mi congue in. Integer cursus sit amet libero ac egestas. Aliquam vulputate efficitur ante, ut maximus quam imperdiet ut. Fusce ultrices tortor eu eros mattis tincidunt.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KA WALAACSAN IN CORONAVIRUS SI DEG DEG AH MUQDISHO UGU FAAFO

$
0
0

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujisay faafidda cudurka Coronavirus oo laga cabsi qabo in uu si xawliya ugu faafo magaalada Muqdisho.
Dr. jalaaludiin Yuusuf Axmed oo ka tirsan saraakiisha sare ee Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka oo wareysi siiyay warbaahinta lagu magacaabo DALSAN, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay wajihi doonto todobaadyo xanuun badan oo cudurka Coronavirus uu dad badan soo rito
“Muqdisho waxey wajahi doontaa todobaadyo xanuun badan dad badan buu so ridan doonaa Carona wasaarada Caafimaad shaqaalaheeda badankood baaritaan baa la marsiiyey maadama 2 naga mid ah laga helay Natiijada wa arkeynaa “ ayuu yiri Dr. jalaaludiin.

Sarkaalkaas ayaa tilmaamay in dowladdu ay soo rogi doonto go’aanno adag oo lagu xakamaynayo faafidda deg deg ah ee COVID-19, kuwaas oo ay kamid noqon karaan in dhammaan la mamnuuco isu-imaatinada dadweynaha, islamarkaana albaabada loo laabo masaajidda iyo goobaha cibaadada.

Hadalka Dr. jalaaludiin ayaa ku soo beegmay, xilli shalay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay shaacisay in qofkii u horreeyay Muqdisho ugu geeriyooday Coronavirus, iyadoo isla shalay afar kiis oo horleh laga helay gudaha Muqdisho.

Test notifications

$
0
0

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Nulla sollicitudin dapibus libero bibendum tincidunt. Curabitur est nisi, bibendum vitae nulla sit amet, faucibus tempus dui. Sed tempor, dolor at porttitor consequat, est nibh commodo risus, ut viverra dui leo a sem. Aliquam leo libero, ultrices a purus a, vehicula malesuada lacus. In porta nec sapien ac pharetra. Curabitur euismod dictum efficitur. Donec in augue mauris. Ut sollicitudin ornare odio. Mauris at velit sed metus pellentesque malesuada. Morbi in lectus sit amet justo placerat tempus. Vestibulum dapibus tempus tortor sit amet sagittis. Vestibulum blandit ullamcorper sem, ac luctus justo laoreet eu.

Vivamus sed nisl id metus dignissim molestie ac vel metus. Aliquam mollis auctor risus at aliquam. Quisque sed leo at neque pretium euismod ac vel tortor. Proin venenatis nulla eu gravida fringilla. Maecenas vestibulum nunc vitae enim tempus, vel consectetur tortor finibus. Suspendisse tempus ligula quis tincidunt accumsan. Nulla facilisi. Aenean volutpat, arcu eget blandit viverra, nisl dui condimentum nulla, a semper tortor urna sit amet diam.

Class aptent taciti sociosqu ad litora torquent per conubia nostra, per inceptos himenaeos. Nullam consectetur, orci nec fermentum lobortis, tellus magna varius tortor, condimentum aliquet dolor sem vel magna. Quisque eu leo vestibulum, maximus purus eget, maximus turpis. Aenean vitae congue massa, in porttitor quam. Etiam feugiat dui ex, blandit aliquam magna elementum vehicula. Donec ut ex elementum justo blandit lacinia vel vitae metus. Fusce sed ligula erat. Phasellus feugiat odio in lectus elementum, id condimentum nisl ullamcorper. Donec facilisis quam erat, in pulvinar mi congue in. Integer cursus sit amet libero ac egestas. Aliquam vulputate efficitur ante, ut maximus quam imperdiet ut. Fusce ultrices tortor eu eros mattis tincidunt.

DAAWO MUUQAALKA Reer Tukaraq oo la Barakicinayo

$
0
0

Isaaq oo guuraya oo Kabadhkii Gaadka lagu qadi lahaa wata, Miisaankii Tamaandhada iyo Basasha lagu miisaami lahaa sita oo Askar Soomaaliland ah ilaalinayaan ayaa ganacsigii aanu Tukaraq ku haysanay naga qaaday ‘”Anagoo Hooyooyin Dhulbahante ee reer Tukaraq , oo dan yar ah shaqo ma haysano oo nin Gabiley ka yimid ayaa qaatay shaqadii iyo ganacsigii aanu haysanay , waa naloo xoog sheegtay.

Dawladdii Puntland ee na jeclayd, la kaalmayn jirtay, noo damqan jirtay , oo Kaadhadhka na siin jirta Marabbi Dhulbahante ah ayaa naga saartay oo noo keenay mid aan wax na tarayn oo Dhul doon ah

Ina Cali koore iyo Baashe waa nagu qoslaan markaan u cabano, Garowe u guura ayeey nagu yiraahdaan

 

Madaxweynaha HirShabelle oo xaqiijiyey inuu karantiil ku jiro muddo toddobaad ah

$
0
0

Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xaqiijiyey inuu muddo toddobaad ah ku jiro karantiil la xiriira cudurka Coronavirus, saacado kadib markii ay Caasimada Online sidaas werisay.

Madaxweyne Waare ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka ku yiri: “Ilaaheey uunbaan xanuunsan. Balse OK ayaan ahay. Toddobaadkii tegay ayaan doortay inaan is karantiilo ayada oo ay iga tahay taxaddar iyo inaan tusaale u noqdo dadkayga. Waan sii wadi doonaa inaan sidaas sameeyo si la mid ah dadka.”

Warar ay shalay heshay Caasimada Online ayaa sheegayey inay xanuunsanayaan madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare, wasiir ka tirsan xukumadiisa iyo xubno kale oo ka mid ah maamulkiisa.

Mas’uuliyiintan ayaa dhamaantood la kulmay wasiiru-dowlihii cadaaladda HirShabelle Khaliif Muumin oo shalay Muqdisho ugu geeriyooday xanuunka COVID-19 kadib markii dhawaan laga keenay magaalada Jowhar ee xarunta HirShabelle.

Guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle ayaa Sheekh Cusmaan Barre ayaa sidoo kale sheegay in madaxweynaha xanuusan yahay islamarkaana uu muddo 7-aad ah ku jiray xaalad is karantiil ah.

“Ma’suuliyiin badan oo ka tirsan HirShabelle ayaa xanuunsan mana heestaan wax daryeel ah,” ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle Sheekh Cusmaan Barre.

Guddoomiyaha ayaa mar si toos ah wax laga weydiiyay in Madaxweynaha HirShabelle ku xanuunsanayo Jowhar waxa uu yiri “waa maqlay in madaxweynaha xanuunsan-yahay balse intaas kuuma dhaafi karo.”


Tani ma ahan qof dawarsanaya ama tuugsanaya ama qaxooti ay dunidu ciriiri gelisay

$
0
0

Tani ma ahan qof dawarsanaya ama tuugsanaya ama qaxooti ay dunidu ciriiri gelisay. Waa Tarja Halonen, oo ahayd madaxweynihii jamhuuriyadda Finland intii u dhexeysay sannadihii 2000 ilaa 2012-kii. Muddadaas waxa ay Finland ku jirtay liiska wadamada ugu wanaagsan adduunka dhanka horumarka sida amniga, waxbarashada, caafimaadka iyo kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan warshadaha iyo shirkadaha waaweyn.

Sawirku waa iyada oo xiran dhar huudhey duug ah oo fadhida mid kamid suuqyada dalkaasi. Waxa ay fadhisay saacado dhowr ah, iyada oo aan heysan, waardiye, wehel iyo hoy midna, waxa ay u sameysay arrinkaas, si ay nafteeda u dareensiiso dadkana u dareensiiso dhibta iyo nolosha adag ee ay ku nool yihiin dadka qaxootiga ah iyo masaakiinta aan hoyga lahayn.

Waxa ay tiri,”Waxa aan noqon karay mid dawarsata ama qaxooti ah, laakiin nasiibka ayaa ii hiilliyey oo iga dhigay Madaxweyne, sidaas darteed, waa in aanan hilmaamin oo aan dhibka iyo duruufaha qallafsan la dareemaa kuwa uusan nasiibku saacidin ee gaajeysan.”

Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Qalinkii: Cabdullaahi Baabal

Assange ‘oo si qarsoodi ah ay laba canug ugu dhasheen’ safaaradda Ecuador

$
0
0

Julian Assange ayaa si qarsoodi ah waxa uu u dhalay laba carruur ah intii uu ku noolaa gudaha safaaradda Ecuador ee magaalada London, xaaskiisa ayaa sidaasi shaacisay.

Stella Morris ayaa sheegtay inay xiriir lahaayeen ninka iska leh barta Wikileaks tan iyo 2015, labadeeda canugna ay iyada korsanaysay.

Waxa ay hadlaysay xilli laga cabsi qabo in cudurka Covid-19 uu ku faafo xabsiga Belmarsh.

Halkaas ayaa lagu hayay tan iyo markii sanad ka hor xoogga loogaga soo saaray safaaradda Ecuador.

48-jirkan u dhashay waddanka Australia ayaa haatan waxa uu doonayaa in lagu sii daayo damaanad xilli walaac laga muujiyay xaaladdiisa caafimaad.

Ms Morris, oo ah qareennad ka soo jeedda Laatiin Ameerika, ayaa waxa ay u sheegtay wargeyska The Mail, in xiriirkooda ay markii ugu horraysay u shaacinayso maadaama “ay noloshiisa halis ku jirto” oo aysan rumaysnayn inuu “ka badbaadi doono xanuunka coronavirus”.

Muuqaal la soo dhigay koontada Wikileaks ay ku leedahay Youtube-ka ayaa waxa ay ku sheegtay in ay Assange la kulantay 2011 markii ay ku biirtay kooxdiisa qareennada.

Waxa uu 2012 qaxooti ku noqday safaaradda si uu uga baaqsado in loo musaafuriyo waddanka Sweden oo looga haystay kiis tacaddiyo galmo ah kaas oo haatan meesha laga saaray.

Sidoo kale waxa uu haatan iska difaacayaa in loo dhoofiyo waddanka Mareykanka oo looga haysto eeda ah jaasuusnimo.

Ms Morris ayaa sheegtay inay Assange ku booqan jirtay safaaradda qiyaastii maalinkasta oo “ay si wanaagsanna isu barteen Julian”. Lamaanahan ayaa isjeclaaday 2015 waxa ayn is xodxoteen labada sanadood kaddib.

Waxa ay u sheegtay wargeyska The Mail in Assange uu muuqaal ahaan ku daawanayay markii ay labadiisa canug dhalanayeen, aabahoodna waxa ay ku booqdeen safaaradda.

Gabriel oo saddex sano jir ah iyo Max oo hal sano jir ah ayey tiri waxa ay aabahood kula hadlaan video.

“Inaan qoys yagleelno ayaa ahaa go’aan adag oo aynu ku doonaynay inaan ku burburinno darbiyada ku hareeraysan iyo nolosha xabsiga,” ayey ku tiri muuqaalka Youtubeka Wikileaks la soo galiyay.

An undated photo issued by Wikileaks shows Julian Assange with his partner Stella Morris (to his left) alongside other members of his legal teamLahaanshaha sawirkaWIKILEAKS
Image captionSawir aan taariikh lahayn oo uu daabacay Wikileaks ayaa muujinaya Julian Assange (bartamaha) oo la sawiran ooridiisa Stella Morris (qofka labaad ee dhinaca midig) iyo xubno kale oo ka mid ah qareennadii difaacayay

“Iyadoo dad badan ay qaabdarro la tahay in nolosha noocaas ah reer lagu yagleelo, ayaa haddana innaga waxa ay nala aheyd waxa ugu habboon ee la sameeyo, si xaalad dhab ah aannu ugu noolaanno.

“Niyad wanaag ayey ii tahay, Julian-na markii uu carruurtiisa arko waxa uu dareemayaa ammaan, hammi iyo taageero. Waa carruur aad u faraxsan.”

Assange ayaa waxaa 11 Abriil 2019 laga soo xiray safaaradda Ecuador, waxaana loo xiray “inuu ku guuldarraystay inuu maxkamadda yimaado”.

Waxaa lagu xukumay 50 todobaad oo xarig ah oo uu ku mutaystay inuu jabiyay shuruudihii ku xirnaa damaanaddii lagu sii daayay.

Assange ayey aheyd in Sibteembartii la soo dhaafay laga sii daayo xabsiga HMP Belmarsh kaddib markii uu dhammaystay waqtigii ay aheyd inuu xabsiga ku jiro.

Hasayeeshee qareen ayaa waxa uu xukumay inuu xabsiga ku sii jiro ilaa laga dhagaysanayo dacwaddiisa musaafurinta sababtoo ah ninkaasi waxa uu leeyahay buu yiri “taariikh dhuumasho”.

Faafaahin dheeraad ah oo ku saabsan carruurta Stella Morris ayaa waxaa arkay wargeyska The Mail kuwaas oo ku jira dikumintiyada maxkamadda qeybna ka ah kiiska musaafurinta ee Mareykanka.

Assange ayaa waxaa la rumaysan yahay inuu dhalay carruur kale, walow aanan wax badan laga garanayn. Waxa uu dhalay wiil wayn oo lagu magacaabo Daniel Assange, kaas oo la sheegay inuu gudaha Australia ku farsameeyo baraamijta kumbuyuutarrada.

Khasaare ka dhashay qarax lagu weeraray sarkaal ka tirsanaa….

$
0
0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho, sida ay dad goobjoogayaal ah u sheegeen daldoon.com

Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in lala damacsanaa gaari Cabdi Bile oo ku socdaalayey waddada aada dhinaca xaafadda Jamhuuriya ee defmada Kaaraan.

Sida ay ogaatay bartilmaameedka qaraxa ayaa wuxuu ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya oo lagu magacaabo, Saney Cabdulle Gaab, kaas oo ay galbinayeen ciidamadu, waxaana la sheegay inuu ka bad-baaday qaraxaas, islamarkaana uu dhacay waxyar kadib markii uu gudbay gaarigii uu saarnaa.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in waxyeelada ugu badan ay soo gaartay dad shacab ah oo ka agdhowaan galkaasi.

Ugu yaraan illaa afar qof oo rayid ahaa ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen qaraxaasi oo miino ahaa, sida ay inoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

Sidoo kale wuxuu burbur soo gaaray mootooyin nooca Bajaajta ah oo marayey wadada uu qaraxu ka dhacay.

Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadaasi.

Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro qaraxyo ah la beegsata ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee isaga kala gooshaya gudaha magaalada Muqdisho.

 

  

Tirada dadka qaba xanuunka Covid-19 ee Soomaaliya oo maalin qur ah laba-laabantay

$
0
0

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay korortay tirada dadka uu cudurka Covid-19 ku haleelay gudaha dalka oo ay haatan gaartay 60 qof, ka dib markii 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la xaqiijiyay in 35 qof oo hor leh oo ku nool gudaha dalka ay qabaan xanuunka.

Sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, 32 qof oo ka mid ah 35 qof ee haatan laga helay cudurka waxay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho, halka labo ay ku sugan yihiin Hargeysa iyo mid Boorama ah.

Wasaaraddu waxay sheegtay in magaalada Boorama ay tahay markii ugu hooreysay oo laga helo qof qaba cudurkan. Dhanka kale, maamulka Jubbaland ayaa sheegay in cudurkaasi laga helay laba qof oo ku sugan magaalada Kismaayo balse tiradaasi kuma aysan jirin xogta ay shaacisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in 52 ka mid ah bukaannada la xanuunsan cudurkan ay xaaladdooda wanaagsan tahay isla markaana ay ku karantiilan yihiin guryahooda.

somalia

Guud ahaan Soomaaliya, in la diiwaangeliyay tirada dadka u dhintay cudurkan ayaa hadda ah laba qof, iyadoo qofkii ugu dambeeyay uu ahaa wasiiru dowlihii caddaaladda maamul-goboleedka Hirshabeelle, Khaliif Muumin Tooxow.

Dhanka kale, waxaa la karantiilay dhammaan xubnaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ka dib markii uu xanuunkaasi coronavirus uu u geeriyooday wasiir Khaliif Muumin.

Magaalada Jowhar waxaa isku karantiilay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo golihiisa wasiirrada, kuwaasi oo dhammaantood karantiilka ku jiri doona muddo 14 maalmood ah.

somaliaLahaanshaha sawirkaSONNA

Madaxweyne Waare oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay in uu doorbiday in uu iskii isu karantiilo.

“Ilaahay unbaan xanuunsanun. Laakiin anigu waan fiicanahay Waxaan doorbiday inaan kaligey iskarantiilo ilaa isbuucii lasoo dhaafay, anigoo is hubinaya sidoo kalena tusaale u noqonaya dadkeyga”, ayuu yiri madaxweyne Waare.

Wali lama soo tabinin xubin kale oo ka tirsan maamulka oo la xanuunsan coronavirus balse wasiirka caafimaadka maamulkaasi Cabdi Macallim Maxamed ayaa BBC-da u sheegay in “xaaladda guud ee Hirshabeelle hadda way yara daggan tahay, waxaa soo gaaray cudurka coronavirus oo laga helay hal qof oo ah wasiir, xildhibaanna ah, Alle ha u naxariisto wuxuu u geeriyooday, xilligaas wixii ka dambeeyayna guud ahaan dadka waxay isku karantiileen meeshii uu qof walba ku sugnaa”.

“Maadaama wasiirku uu xildhibanana ahaa, shaqooyin badanna ay socdeen, oo shirar baarlamaanka iyo golaha wasiirrada ah ay socdeen, dad badanna uu la kulmay, hoteelkana uu dagganaa, ayaa markii isaga laga helay iyo ka horba markii lasoo qaaday waxaa qof walba lagu wacyi galiyay inuu ku sugnaado meesha uu hadda joogo ku sugnaado muddo 14 cisho ah”.

Tirada dadka uu cudurkan Coronavirus ku haleelay gudaha Soomaaliya ayaa maalmihii dambe sare u sii ka caysay, taa oo hadda gaartay 60 qof.

Inta la ogyahay hal qof ayaa ka bogsooday xanuunka, sida ay shaacisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.

Madaalihii Waaberi oo geeriyooday

$
0
0
Allah ha u naxariistee Madaailhii Waaberi Cumar Shooli oo geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii weyn ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulle (Cumar Shooli), oo loo yaqiin Madaalaha Hobollada Waaberi. Cumar Shooli ayaa ka titsanaa kooxda fanaaniinta Qaranka ee Waaberi, waxuuna maalmihii lasoo dhaafay Fanaanku ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. …

Madaalihii Waaberi oo geeriyooday Read More »

Viewing all 2414 articles
Browse latest View live